Home Warar Faafaahino Kasoo Baxaya Weerar Alshabaab Kay Ku Qaadeen Gobolka Bay

Faafaahino Kasoo Baxaya Weerar Alshabaab Kay Ku Qaadeen Gobolka Bay

265

Sida Ay Ku Wararka ka imaanaya deegaanka Deynuunaay ee Gobolka Baay ayaa sheegayaa in xalay dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab ay weerer ku qaadeen deegaankaas,isal markaana halkaasi uu ka dhacay dagaal culus.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan halkaasi Ayaa Lasheegay In Ay iska Caabiyeen Dagaalka Alshabaab Sida Ay Xaqiijiyeen Saraakiil Ka tirsan Koofur Galbeed.

Masuuliyiinta Koofur Galbeed Waxaa Kaloo Ay Xaqiijiyeen In Dagaalka Deegaankaasi Ka dhacay Ay Jab Xoogan Ku Gaarsiiyeen Dagaalamayaashii Alshabaab.

Deegaanka Deynuunaay ee Gobolka Baay Waxaa uu Qiyaastii 30KM u Jiraa Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Waxaan Deegaanaaksi In Badan Weeraro Ku Sooqaaday Dagaalamayaal Ka Tirsan Alshabaab