Tuesday, September 26, 2023
HomeWararDibaddaFaafaahin: xiisad ka taagan galmudug.

Faafaahin: xiisad ka taagan galmudug.

inta Laxaqiijiyay 5 qof ayaa ku dhaawacantay dagaalka Saaka malayshiyo hubaysan oo kasoo jeeda dhabad kusoo qaadey dad xoolo dhaqato ee dagan deeganada bali seenyoone.bali sokor.laan jaamac colaad.iyo calicad marka laga sootago qasaaraha dhaawac majiraan cid kudhimatay dagaalka waxaana wali taagan xiisada kadhalatay weerarkaas. Mana jirto cidka katirsan mamulka galmudug oo kubaxday halka xiisadu kataagantahay.waxaana jira gurmadyo sookala gaaraya labada dhinac

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe