Saturday, March 7, 2026
HomeWararFaa Faahino Ka Soobaxaya Gawaari Dhuxul Waday oo Lagugubay Shabeelaha Hoose

Faa Faahino Ka Soobaxaya Gawaari Dhuxul Waday oo Lagugubay Shabeelaha Hoose

Labo Gaari oo Kuwa Xamuulka Ah Islamarkaan Dhuxul Siday Ayaa Sida Dadka Deegaanku Xaqiijiyeen Alshabaab Waxaa Ay Dab Ku Qabadsiiyeen Deegaan Lagu Magacaabo Doonka oo Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose Shalay Galinkii Danbe

Hayeeshee Waxaa Lasheegay Gurmad Mamulka Gobolka uu Udiray Halkaasi In Mid Ka Mid Ahaa Gawaaridii Labadbaadshay

Waxaasi Markale Xalay Alshabaab Ay Dabqabadsiiyeen Sedex Gawaar Oo Iyaguna Dhuxul Side Mid kamid Ah Ayaa Ahaa Caasi Sida Maamulka Gobolku uu Xaqiijiyay Meel Aan Sidaas Uga Fogeen Deegaanka Doonka Isla Shilkii Hore uu Ka Dhacay Ayay Dhacdadaanina Ka Dhacday

Deegaanka Dhibtu Ka Dhacday Ee Doonka Duleedka Afgooye Ayuu Ku Yaalaa oo Ay Fariisimo Ku Leeyihiin Ciidamada Dowlada Somaliya

Hayeeshee Todabaadyadaan Ayaa Inkabadan 10 Gawaari oo Dhuxul Siday Lagu Gabay Deegaankaasi Alshabaab Ayaa Lasheegay In Ay Hore Dadka Deegaanadaasi Ugu Amreen In Aysan Jarin Dhirta

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe