Monday, May 18, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Wararkii u Danbeeyay Ee Dagaalkii Xalay Balcad Ka Dhacay

Dhageyso:-Wararkii u Danbeeyay Ee Dagaalkii Xalay Balcad Ka Dhacay

Dagaalamayaal Ka Tirsan Alshabaab Ayaa Xalay Weerar Ku Qaaday Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Dagaalka oo Ahaa Mid Dhex Maray Ciidamada Dowlada Somaliya Ee Balcad Ku Sugan Iyo Dagaalamayaasha Alshabaab Ayaa Waxaa uu Ka Dhacay Qeebo Ka Mid Ah Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Dagaalka oo Qaatay Ku Dhawaad Mudo Saacad Ah Waxaa Dadka Deegaanku Waxaa Ay Sheegeen In Alshabaab Ay Weerar Culus Ku Sooqaadeen Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Inkastoo Cid Inoo Xaqiijisay Aanan Helin Wali Hadana Warar Kale Ayaa Sheegaya In Alshabab Ay Qeebo Ka Mid Ah Degmada Balcad Gacanta Ku Dhigeen oo uu Ka Mid Yahay Saldhiga Boliska oo Tiro Maxaabiis Ahi Ku Xirneed

Dhankale Xaalada Degmada Balcad Ayaa La Soosheegayaa In Ay Saakay Tahay Mid Dagan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe