Sunday, June 21, 2026
HomeWararDibaddaDowladda Soomaaliya oo Shir Caalami ah uga qayb-galaysa Sacuudiga.

Dowladda Soomaaliya oo Shir Caalami ah uga qayb-galaysa Sacuudiga.

Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya dalka Sacuudiga kaga qayb galaya shirka Isbaheysiga Ciidanka Wadamada Islaamka ee la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisadda.

Wafdigaa matalaya dowladda feraalka Soomaaliya, waxaa hoggaaminaya Sareeye Guud Cabdiraxmaan Tuuryare, waxaana uu  gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga.

Shirka oo ay ka qayb-galayaan dhammaan waddamada ku midaysan Isbaheysiga ayaa diirada lagu saari doona hindasiyaasha la dagaalanka argagaxisadda.

Isbaheysigan oo la yagleelay 2015 ayaa waxaa uu ka kooban yahay 42 dal waxaana Soomaaliya ay ka mid tahay aasaasa yaasha Isbaheysiga.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe