Saturday, April 20, 2024
HomeWararDowladda Soomaaliya oo magacowday guddiyo cusub iyo shaqada ay qabanayaan{AKHRISO}

Dowladda Soomaaliya oo magacowday guddiyo cusub iyo shaqada ay qabanayaan{AKHRISO}

Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya, Xamse Saciid Xamse ayaa magacaabay guddiyo kala duwan oo maamulaya tartanka maamul goboleedka iyo gobolka Benaadir ee sanadkan 2020-ka.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya, ayaa lagu shaaciyay toddoba gudi oo cusub oo qeyb ka noqonaya maamulka tartanka furmaya, kaasi oo ay kasoo dhex muuqdeen shaqsiyaad aad loo yaqaano.

Guddiga cusub ayaa waxa kale oo ku jira qaar kamid ah ciyaartooyadii horee ee dalka, iyo dad kale oo ehel u ah arrimaha Isboortiga.

“Guddiyadaas kala duwan waxaan ka sugayaan in ay la yimaadaan wax qabad wanaagsan iyo in ay dar dar geliyaan howlaha loo igmaday” ayuu yiri Wasiirka ciyaaraha oo ka hadlay magacaabista guddiyadaasi.

Tartanka maamul goboleedyada oo labadii sano ee hore la qabtay 2016 iyo 2017, ayaa waxa keliya uu ku koobna kubada cagta, halka sanadkan lagu soo kordhiyay ciyaaraha fudud iyo kubadda koleyga.

Hoos ka aqriso guddiyada la magacaabay:

Guddiga Kormeerka Guud

1 – La Taliye Sare Maxamed Xuseen Haadi –Guddoomiye
2 – Saciid Jaamac Qorsheeel                        Ku-Xigeen
3 – Yuusuf Maxamed Cabdi Yuusuf             Xoghaye
4 – Xildhibaan Cumar Cusmaan Waasare    Xubin
5 – Xildhibaan Dahabo Suusow Maxamed   Xubin
6 – Amb – Cabdiraxmaan Diinaari                   Xubin
7 – Farxaan Xasan Amed                            yoXubin

Guddiga Farsamada

1 – Prof – Muuse Maxamed Naasir      Guddoomiye
2 – Cabdiqaadir Ibrahim Gacal      Ku-Xigeen
3 – Dr – Yuusuf Shaqaaq                  Xoghaye
4 – Dr – Cali Cusmaan Cali            Kaaliye-Xoghaye
5 – Maxamed Cabdo                         Xubin
6 – Ibraahim Xuseen Rombe              Xubin
7 – Saciid Maxamed Xasan              Xubin
8 – Cabdiqani Saciid Carab              Xubin
9 – Khadiija Aadan Daahir                Xubin
10 – Cabdullahi Nuur Maxamed         Xubin
11 – Xasan Maxamed Maxamuud        Xubin

Guddiga Martigelinta,Dejinta Iyo Gaadiidka

1 – Isaaq Xaashi Jimcaale           Guddoomiye
2 – Basma Caamir Shakeeti        Ku-Xigeen
3 – Ikraam Cabdullahi Joogow        Xoghaye
4 – Cali Xsan Axmed                         Xubin
5 – Xasan Cabdi Abuukar                 Xubin
6 – Mulki Nuur Muudey                      Xubin
7 – Maxamed Maxamuud Samatar   Xubin

Guddiga Habmaamuuska Iyo Nabadageliyada

1 – Abuu Sheekh Axmed             Guddoomiye
2 – Cali Amin Xaaji Axmed              Ku-Xigeen 
3 – Cabdiraxmaan Cali Muuse      Xubin
4 – Nasr Maxamed Maxamuud     Xubin
5 – Xubno Ka Socda Wasaarada Amniga Gudaha  Xubin

Guddiga Maaliyadda

1 – Sadiiq Maxamed Maxamuud                Gudoomiye
2 – Abshir Cabdiraxmaan Maxamed         Ku-Xigeen
3 – Cabdiqani Maxamed Jeylaani               Xoghaye
4 – Yuusuf Maxamed Xasan                          Xubin
5 – Ismaaciil Maxamed Cabdi                      Xubin

Guddiga IT,Warfaafinta Iyo Xayeysiiska

1 – Ayuub Ismaaciil Cali                   Guddoomiye
2 – Maxamed Cusmaan Xassan         Ku-Xigeen
3 – Maxamed Cabdi Muudey                 Xoghaye
4 – Maxamed Cabdullahi Digarey              Xubin
5 – Maxamed Cabdiraxmaan Warsame     Xubin
6 – Cumar Ibrahim Cabdirsalaam              Xubin    

Guddiga Anshaxa Iyo Racfaanka

1 – Muxyidiin Maxamed Farqajaan           Guddoomiye
2 – Saaci Axmed Abuukar                           Ku-Xigeen
3 – Xamse Xaaji Cabdi                                Xoghaye
4 – Maxamed Xaaji Cali                                 Xubin
5 – Yuusf Maxamed Jaamac “Jaymis”            Xubin

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe