Tuesday, May 26, 2026
HomeWararDowladda Somalia oo qiratay in dalka uu kajiro musuq maasuq

Dowladda Somalia oo qiratay in dalka uu kajiro musuq maasuq

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Maxamed Xasan Baari ayaa sheegay in arrinta lagu sheegay in Soomaaliya kaalinta ugu hooseysa ay musuqa caalamka uga jirto ay tahay mid sax ah .

Waxa uu guddiga ladagaalanka musuq maasuqa ugu baaqay in ay si gaar ah isha ugu haayaan musuq maasuqa ka jira arrimaha doorashooyinka oo ay ugu horeyso qarashaadka ay ku bixiyaan musharixiinta u taagan kuraasta golaha shacabka .

Dhamaan hay’adaha dowladda ayuu ka dalbaday  in ay la shaqeeyaan gudigaan saameynta uu musuqa ku leeyahayna dalkana ay tahay dareemi karo cabashada ka taagan.

Todobaadkaan ayaa warbixin soo baxday waxaa lagu sheegay in Soomaaliya kaalinta ugu horreeysa kaga jirto dalalka ugu horreeysa ee musuq maasuqa sameeya

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe