Sunday, April 12, 2026
HomeWararDowladda iyo Hirshabeelle oo ka wada hadlay hirgelinta mashaariicda

Dowladda iyo Hirshabeelle oo ka wada hadlay hirgelinta mashaariicda

Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga xukumadda federaalka Soomaaliya Amb.Jamaal Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad –goboleedka Hirshabeelle Dr.Cabdi xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad.

Labadaan masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo dar-dargalinlahaa howlaha mashaariiceed ee loogu tala galay dowlad-goboleedka Hirshabeelle,kullankaan ayaa waxa uu kusoo dhammaaday is afgarasho

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe