Friday, March 29, 2024
HomeWararDowlada Somaliya oo Si Kulul Uga Hadashay Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay

Dowlada Somaliya oo Si Kulul Uga Hadashay Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Taliska Howl-galka AMISOM oo dawladaha Soomaaliya ka taageera amniga iyo la dagaalanka Argagaxisada.

Kulanka deg deggga ah ayaa aad loogu falanqeeyay Tageeradda qorshaha uu diyaariyay taliska ciidanka xoogga dalka oo la doonayo in Al-Shabaab looga saaro degaanadda kamid ah dalka ee ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Safiirrada Maraykanka, Ingiriiska, Midawga Afrika iyo safiir ku-xigeenka Midawga Yurub ee Soomaaliya iyo Taliyaha Hawlgalka AMISOM oo goob joog ka ahaa sheeg in loo baahan yahay howlgalka deg deg ah oo Shabaab dalka looga saaray.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe