Wasiirka amniga Somaliya Abuukar Islow ayaa sheegay in Taliyaha ciidanka Midawga Africa ee AMISOM Gen Tigabu Yilma isla garteen in ciidamo Amusom ah la geeyo magaalada Dhuusamareeb
Ciidamada Amisom ayaa horey waxaa u diidanaa Ahlu Sunna hase yeeshe dowlada ayaa ku guuleysatay in la wiiqo awooda Ahlu Sunna ku laheyd magaalada Dhuusamareeb
Ciidamo kasocda Amisom ayaa la filayaa in dhawaan tagaan magaalada Dhuusamareeb oo haatan amnigeeda ay maamusho dowlada dhexe

