Ciidamada Booliiska ayaa xiray weriyaal soo tabaniyay banaabax ay dhigayaan wadayaasha gaadiidka dadweynaha.
Tobaneeyo weriye ah ayey Booliisku jirdileen waxayna ku aruuriyeen gaari ciidanku ay leeyihiin. Howlgalka lagu dhibaateynayo saxafiyiinta waxaa hogaaminayo taliyaha degmada Hodan.
Weriyaasha ayaa noqday qaar lugahooda ku baxday iyo kuwa la qabtay oo ay Boolisku jirdil iyo xarag isugu dareen

