Wasaarada arimaha gudaha Somaliya oo sheegtay in doorashada Galmudug ka dhici doonto Dhuusamareeb
Dhanka kale Axmed Ducaale Geele Xaaf madaxweynaha Galmudug oo ogoladay qabsoomida doorashada Galmudug ayaa sheegay in doorashada Galmudug ka dhici doonto Cadaado