Home Barnaamijyo Doon ku dagtay Baladweyne

Doon ku dagtay Baladweyne

147

Ku dhawaad 28 Qof ayaa Nolol Iyo Geeri lagu la yahay Ka dib Markii ay Dooni kula Degtay Xaafadda Xaawa Taako ee Magaaladda Baladweyne.

Dadka Doonta la Socday ayaa waxaa ka Mid ahaa,Duqa Degmada Beledweyne Safiyo Xassan Sheekh Cali Jimcaale, guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xassan Afrax oo Doonta laga Bad baadiyay.

Haseyeeshee Dadkii Shacabka ahaa ee Doonida saarnaa ayaa lagu soo Waramayaa in Raq iyo Ruuxdooda laga dhex Raadiyo.

Maalinba Maalinta ka Dambeysa Waxaa sii Kordhaya Qasaaraha ka dhalanaya Fatahaada Biyaha Webiga Shabelle oo ka taagan Magaaladda Baladweyne.