Monday, May 4, 2026
HomeWararDil Xalay Ka Dhacay Waqooyiga Gal-Gaduud

Dil Xalay Ka Dhacay Waqooyiga Gal-Gaduud

Waxaa Caawa Deegaanka jaandheer Ee Waqooyiga Gal-Gaduud Dil Loogu Geystay Nin Ka Mid Ahaa Dadka Deegaankaasi.

Marxuumka Geeriyooday Ayaa Dhaawac Ahaan Loogu Soo Qaaday Magaalada Cadaado Balse Ugu Dambeyn Waxa Uu Ku Geeriyooday Isbitaalka Guud Ee Cadaado Sida Ay Codka Gobollada Dhexe U Xaqiijiyeen Qaar Ka Mid Ah Hawl-Wadeena Isbitaalka.

Lama Oga Sababta Dhabta Ah Ee Ka Dambeysa Dilka Marxuumka Waxaana Ninka Dilka Dilka Geystay Uu Ahaa Nin Aan Sidaas U Da’ Weyneyn.

Dadka Deegaanka Jaandheer Oo La Hadlay Codka Gobollada Dhexe Ayaa Sheegay In Aanan Weli Gacanta Lagu Dhigin Ninkii Dilka Geystay Balse Lagu Daba Jiro.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe