Wararka Naga Soogaaraya Deegaanka Xinlabi Ee Gobolka Mudug ayaa Waxa ay sheegayaan in Halkaasi ay kataagantahay Xaalad Caafimaad Darro Oo Aad U Baahsan.
Qaarkamida Dadka Deegaanka Oo Lasoo Xariiray Idaacada Codka Gobollada Dhexe ayaa sheegay inay haysato dadka deeganka xaalad caafimaad darro.
C/salaan Cabdullahi Jimcaale oo kamida Dadka Deegaanka ayaa waxa uu sheegay in deegaanka Xinlabi uusan lahayn Wax goob Caafimaada Oo Dadka Deegaanka Lagu Dabiibo.
Sidookale waxa uu xusay in Dad Gaaraya 7ruux ay cudurka Jadeecada Ugu Geeriyoodeen Deegaankaasi.
Halkaan Kad Dhageyso Codka