Thursday, January 16, 2025
HomeDhageysiDHAGEYSO:- Kalfadhigga 7-aad ee Baarlamaanka Galmudug Oo Cadaado ka Furmay(SAWIRRO)..

DHAGEYSO:- Kalfadhigga 7-aad ee Baarlamaanka Galmudug Oo Cadaado ka Furmay(SAWIRRO)..

Waxaa Maanta mgaaladda Cadaado Gaar ahaan Xarunta kafaala ka furmay kalfadhiga 7-aad fadhigiisa 1-aad ee Baarlamanka Galmudug Waxaana Shir Gudominayay Gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.

Kalfadhigaan maanta ka furmay cadaado waxaan sooxaadiray 46 Xildhibaan.

Kulankaan maanta waxaa looga Hadlay qodobo dhowr ah oo ay kamid yihiin warbixin looga dhageystay gudiga dhameystirka kooramka Iyo Xukuumada Ay Ka Dalbadeen In Soogudbiso Sharciyada Laga Sugayo Sida Baarlamaanka uu Ka Horsheegay Gudomiye Cali Gacal Casir.

Qaar Kamid Ah Xildhibaanada ayaa Sheegay inay Muhim tahay In Baarlamaanka La Horkeen Heshiiskii Jabuuti Ay Ku Soogaleen Galmudug Iyo Ahlu Suna.

Kulkaan xildhibaqanada ayaa ku soo aadaya xilli uu jiro khilaaf u dhaxeeya madaxda sare ee galmudug kuwaasi oo ku kala sugan maagaalooyinka cadaado iyo dhuusamareeb.

Halkaan, ka dhageyso:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe