Home Dhageysi DHAGEYSO:Warbixin Sanad Kadib Maxaa U Hir Galay Madaxweyne Xaaf Dorashadiisii

DHAGEYSO:Warbixin Sanad Kadib Maxaa U Hir Galay Madaxweyne Xaaf Dorashadiisii

523

 

Maanta oo Kale 3 May 2017 Waxaa Cadaado Ka dhacday Doorasho  Madaxtinimo Kid Iscasilaadii Madaxweyne Guuleed Waxaana Doorashadaan Ku Baratamayeen Ilaa 3 musharax Axmed Ducaale Xaaf oo Ka Mid Ahaa Musharaxiintaasi Ayaa Ugu Danbeen Ku Soobaxay Xilkaasi Waxaan Madaxweyne Xaaf Ayaa Waxaa UU Sameeyay Balan Qaadyo Ay Ka mid Ahaayeen Wax Ka Qabashada dhinacyada Amniga Dib U Heshiisiinta Iyo Midaynta Galmudug iyo Ahlusuna Hadaba Waxaan Halkaan Idin Kugu Sookoobaynaa Maxaa u Hirgalay Maxaanse u hirgalin                                                  Halkaan Ka Dhageyso