Home Warar DHAGEYSO:Hay’adda caafimaadka Adduunka oo deeq daawo ah soo gaarsiisay isbitaalka guud ee...

DHAGEYSO:Hay’adda caafimaadka Adduunka oo deeq daawo ah soo gaarsiisay isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan.

52

Is duwaha wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan Dr Axmed Maxamed Khaliif ayaa ka hadlay qeybaha ay ka kooban tahay deeq daawo ah oo ka timid hay’adda caafimaadka Adduunka ee (WHO) taasoo loogu talo galay in lagu daboolo baahida dhanka caafimaadka ee ka jirta isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan.
Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan.