Home Dhageysi Dhageyso:Gudomiyhii Hore Ee Goblka Banadir Thabit Dagaalka Tukaraq Halo Joojiyo

Dhageyso:Gudomiyhii Hore Ee Goblka Banadir Thabit Dagaalka Tukaraq Halo Joojiyo

468

Thaabit Cabdi Mxamed Gudomiyihii Hore Ee Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta shir Jaraa,id Saxafada Ugu Qabtay Mgaalada Muqdisho Ayaa Ku Baaqay Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan In Loo Joojiyo Dagaalka Deegaanaka Tukaraq Ee Gobolka Sool Ka socda

Mudane Thaabi Ayaa Xusay In Ay soodhowdahay Bishii Barakysneed Ee Ramadaan Hase Yeeshee Markii Laga Faa,iidaysan Lahaa Aysan Habooneen In Ladagaalamo