Sunday, March 23, 2025
HomeDhageysiDHAGEYSO:Faafaahino Kasoo Baxay Dagaal Kadhcay Deegaanka Qalaan-qali Ee Gobolka galgaduud

DHAGEYSO:Faafaahino Kasoo Baxay Dagaal Kadhcay Deegaanka Qalaan-qali Ee Gobolka galgaduud

Barqa Nimadii Maanta Dagaal Ka Qarxay Deegaanaka Qalaa-qanle Ee Gobolaka Galgaduud Una Dhexeeya Dagmooyinka Dhuusamareeb Iyo Xeraale Ayaa Waxaa uu u dhexeeyaa  Beelo Walaalaa Oo Ah Kaasi Digan Waxaana Cawa Kasoo Baxaya Faafaahino Isbitaalaka Guud Ee CADAADO Ayaa Lakeenay Ilaa 14 Qof oo dhaawaca Waxaan Khasaare Kale oo ka Dhashay Dagaalkaasi Iskuguna Jira dhimasho Iyo Dhaawac

Dhianaca Kale Maxtooyada Galmudug Ee Dhuusamareeb Waxaa Ka socda Shir Looga Arinsanayo Dagaalaka Maanta Halkaasi Ka Dhacay Wasiir Kuxigeenka Amniga Galmudug MAHAD XASAN MAXAMED oo La Hadlay Codka Gobolada dhexe ayaa sheegay in Ciidamo Loo Diray Halkaasi Si Ay U Kala Qaadaan Dalka Dagaalamaya

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe