Buuq Iyo Sawaxan Ayaa Hareeyay Ku Baarlamaanka Aqalka Hoose Ee Somaliya Sabtidii Todobaadkaan Ay Ku Lahaayeen Xaruuntooda Golaha Shacabka Ee Muqdisho Kaasi oo Salka Ku Haayay In Warfidiyeenka Banaanka Looga Saaro Hoolka Golaha Madaabay Ay Jirtay Su,aalo Waydiin Dhinaca Amnigaa Ee Taliyaasha Laamaha Amniga Iyo Wasiirada Difaaca Iyo Amniga Qaranka.
Xildhibaanada oo Ay Qaarkood Diideen Is Saxafada Banaanka Loo Saaro Wariyaasha Ayaa Dhalisay In Kulankii Baarlamaanka La Soo Xiro.
Dadbadin Nasiib Daro Ayay u Arkay  Hadaladii Ay Is Weedaarsadeen  Xildhibaanada Golaha Shacabka Xildhibaan Dr Bile Salaad Diini oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug Ayaa Qaba In Fashilkii Ugu Weynaa uu Markaan Baarlamaanka Somaliya Ka Dhex Dhashay.
Xildhibaan Bile Waxaa uu Sheegayaa In Kulamada Sidaan oo Kala Ay Mudan Yihiin In Albaabadu u Xirnaadaan Si Ay u Sugnaadaan Xogaha Dowlada oo uu Sheegay In Isku Tanaasul Ay U Baahanyihiin