Wednesday, June 24, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Xildhibaan Eedayn Kulul u jeediyay Madaxwayanaha Putland

Dhageyso:-Xildhibaan Eedayn Kulul u jeediyay Madaxwayanaha Putland

Xildhibaan Daahir Ciiro Oo Katirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Maamulka Putlad ayaa Eedayn usoojeediyay Madaxwayanha Dhawaan Loocaleemo Saaray hogaaminta Putland Siciid C/llahi Dani.

Waxa uu sheegay in Sida uu Kushaqaynayo Madaxwaynaha ay Tahay Mid aan Macquul ahayn In dad laguhogaamiyo.

Xildhibaanka Waxa uu Carabka Kudhuftay in Madaxwaynaha uu Amarkubixiyay in Cid uuna Dalban aan Loosoogudbin Karin Taasina ay Baalmarsantahay Dastuurka Putland.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe