Wednesday, January 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Deegaanka Maamiye

Dhageyso:- Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Deegaanka Maamiye

Xiisad Colaadeed Oo aad u xoogan ayaa Maanata Waxa ay Kataagantahay Deegaanka Maamiye Iyo Deegaanka Caad Ee Gobolka Mudug Oo Ay Maalmihii Lasoo Djhaafay Ku Dagaalamayeen Dadka Shacabka iyo Al-shabaab.

Midkamida Dadka Deegaanka Maamiye Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay in Deegaanka Hada la isku Hor Fadhiyo Lana isku Adeegsano Qoryaha Nuucooda Ridada Dheer oo ay Kamuid yihiin Sabanada.

Sidoo KIale Waxa uu xusay in Qaykamida Deegaanka ay Gacanta kuhayaa Al-shabab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Goob-joogaha Oo La Hadlay Codka Gobollada Dhexe:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe