Tuesday, March 18, 2025
HomeDhageysiDHAGEYSO:-Xasan Shiikh oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Muqdisho

DHAGEYSO:-Xasan Shiikh oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Muqdisho

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen weerarkii qaraxa ku bilaawday ee xalay ka dhacay Magalada Muqdisho.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in weerarkaasi ay aad uga xun yihiin,isla markaana ay ka tacsiyadeynayaan dadkii ku dhintay,waxaana uu sheegay in ay xanuunka la qeyb sanayaan.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Al-Shabaab maalin walba ay daadiyaan dhiiga Shacabka Soomaaliyeed,balse taasi aan lagala galeyn wadahadal,hayeeshee uu sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ay diyaar u yihiin wadahadal.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe