Xaruunta oo La Doonayo In Si Isxilqaan Ah Loo Dhiso Ayaa Waxaa Si Wadajir Ah Waxaa U Dhagax Dhigay Duqa Degmada Cadaado Iyo Wasiiro Ka Tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug Taliyaasha Nabad sugida Iyo Miltariga Ayaa Iyaguna Ku Sugnaa Goobta Lagu Dhagax Dhigayay Xaruuntan Taliska Nabad Sugida Somaliya Qeebtooda Galmudug oo Duleedka Cadaado Laga Dhagax Dhigay
Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xusen Tootoole Maayarka Magaalada Cadaado Ayaa Sheegay In Dhulka uu Ka Mid Yahay Dhulalka Danta Guud Ee Dowlada Hoose Ay Qorsheesay
Cabdi Maxamuud Jaamac Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Dowlada Qeybtooda Galmudug Ayaa Sheegay In uu Aad Ugu Mahad Colinayo Maamulka Degmada Cadaado Ee Dhulkan Ku Wareejiyay
Wasiiro Ka Tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Ugu Danbeen Goobta Ka Hadlay
Xaruuntaan Taliska Nabad Sugida Ay Yeelanayso Waxaa Tii Afraad Ee Ciidamada Qalabka Sida Ay Cadaado Ku Yeelanayaan Horey Xaruumo Ay Yeelanayaa Ciidamada Boliska Asluubta Iyo Milatariga Ayaa Laga Dhagx Dhigay Magaalada Cadaado Ku Waas oo Qaarkood Dhismahoodu Hada Socdo Waxaan Tani Ay Ka Mid Noqonaysaa Xaruumaha Danta Guud Lagu Dhisayo

