Deegaanka Xinlabi Ee Gobolka Mudug Ayaa Waxaa Wiligaan Ka Taagan Xaalad Caafimaad Daro oo Aad u Liidata Waxaan Deegaankaasi Laga Soo Sheegayaa In uu San Laheen Goobo Caafimaad oo Shaqeeya
Cabdi Cabdulaahi Jimcaale oo Dadka Deegaanka Ka Mid Ah Ayaa Idaacada Codka Gobolada Dhexe Faa Faahin Ka Siiyay Xaalada Deegaankaasi

