Wednesday, January 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso: Wariye Ka Tirsan Somali cable TV Oo Lagu weeraray G.Sanaag

Dhageyso: Wariye Ka Tirsan Somali cable TV Oo Lagu weeraray G.Sanaag

Wariye Axmed C/laahi Ciise canshuur Oo Ka Mid Ah wariyaasha Ka Hawl-gala Gobolka Sanaag ayaa Shalay gelinkii dambe Si bareera Waxa Rasaas Ugu furay Askari Ka Mid Ah Ciidanka Gobolka.

CanshuurWaxa Deegaanka Ceel-bu’ Ee Gobolka Sool Uga Soo warramaa Telefeshinka Soomali cable Tv Sidoo kale Waxa Uu wakiil wareedyo u yahay Idaacado FM Ah Oo Ka Mid Yihiin radio gaalkacyo Ee Magaalada Gaalkacyo Iyo radio garoowe Ee magaalada garoowe.

Sababta Keentay In La Rasaaseeyo Ayuu Ku Sheegay In Ay tahay Sababa La Xariira hawlihiisa Shaqo Iyo Wararka Uu Deegaanka Ka Tabiyo.

Saxafigaan Oo wareysi Siiyey Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado Ayaa Ka Sheekeeyey Qaabka Weerarka Loogu Soo Qaaday Iyo waxa laga Damacsanaa Intaba.

 

Hoos Ka Dhageyso wareysiga Saxafiga La weeraray:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe