Thursday, February 12, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Soomaliland Oo Xukun Xayiraad iyo Ganaax Lacageed ah Kuriday Wargayska Foore

Dhageyso:-Soomaliland Oo Xukun Xayiraad iyo Ganaax Lacageed ah Kuriday Wargayska Foore

Maxkamada Maroodi jeex Oo Maamulka Soomaaliland ayaa Xukun Xayiraad iyo Ganaax Lacageed iskugujira Kurida Wargayska Foore Oo Kamida Wargaysyada Kasoobaxa Magaalada Hargaysa Ee Caasimada Maamulka Soomaaliland.

Gudoomiyaha Maxkamada Maroodi jeex Oo Kudhawaaqay Xukunka ayaa sheegay in Wargayska uu Xirnaan Doono Mudo 1-sano ah Sidookalana Lagu Ganaaxay 3-Miyan.

Qaarkamida Aqoonyahanada Soomaalilanda Oo Kahadlay Xariga Wargayska Foore  iyo Xukunka Laguriday ayaa sheegay in Dib u Habayn ay ubaahantahay Caddaalada Soomaaliland.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe