Home Dhageysi Dhageyso:-Soomaaliland oo Jawaab Culus Ka Bixisay War Ka Soobaxay DDSI

Dhageyso:-Soomaaliland oo Jawaab Culus Ka Bixisay War Ka Soobaxay DDSI

458

Maalin ka hor ayaa Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Muxumed Cagjar ayaa ku eedeeyay in laga soo abuublo rabshadaha ka dhaca Magalada Jigjiga Magaalooyinka Maamulada Soomaaliland,Puntland iyo Jubbaland,hayeeshee waxaa ka jawaabay Soomaaliland.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in aan waxba ka jirin wararka ka soo yeeray Dowlad Deegaanka Somalida isaga oo sheegay in uu yahay mid meel uga dhacayo Soomaaliland.

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ayuu ugu baaqay in warkaasi uu raali gelin ka bixiyo.

Waxaa Intaasi Raaciyay Xiriirka Labada Dhinac in uu Gaarsiisan Yahay In Gawaari Lagala Soocararay In Dowlad Deeganka In Somalilaand Ay Dib U Colisay