Sunday, February 9, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Saraakiisha Amniga Koonfur galbeed Oo Ka Hadashay Dil xalay Ka Dhacay...

Dhageyso:- Saraakiisha Amniga Koonfur galbeed Oo Ka Hadashay Dil xalay Ka Dhacay Baydhabo watermelon protein shake

Iyadoo Xalay Fiidkii Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Booliiska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ay Ruux Shacab Ah Ku Toogteen Gudaha Magaalada Baydhabo Ee xarunta Gobolka Bay Ayaa Arrinkaasi Waxaa Faah-Faahin ka Bixiyey Saraakiil Ka Tirsan Hay’adaha Ammaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Taliyaha Baarsitada Dambiyada Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Col Abdullaahi Ibraahim Aadan Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado ayaa Ka Warbixiyey Qaabka UU Dilkaasi U Dhacayisagoona Sheegay In Ay Wadaan Baaritaano Arrinkaa La xariira.

Taliyaha Waxa Uu Tilmaamay In Ninka La Toogtay Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliiska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ay Hadal Is Dhaafsadeen Sidaasna Uu Dilku Ku Yimid.

Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Dilkaan Loo Xiray Illaa Iyo Afar Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Booliiska Koonfur Galbeed Kuwaas OO Sida Uu Sheegay Ku Lug Lahaa Dilka Ruiuxaan Shacabka Ah.

Ugu Dambeyntii Waxa Uu Tilmaamay In Wadaan Baaritaano Dheeraad Ah Oo Ku Aadan Waxyaabihii Diolkaasi Keenay Isagoona Rajo Wanaagsan Ka Muujiyey In Ay Ku Guuleysan Doonaan Baaritaanadooda.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Dambi Baarsita Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Col. C/laahi Ibraahim Aadan:-

https://holistickenko.com/suikawari-smoothie-watermelon-lemon-balm/

https://holistickenko.com/suikawari-smoothie-watermelon-lemon-balm/

watermelon protein shake

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe