Xiriiriyaha arrimaha bulshada ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee ka howlgala gobolka Hiiraan Ibraahim Yuusuf Axmed iyo Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa si wada jir ah u daah furay ceel biyood ciidamada AMISOM ay ka hirgeliyeen xaafadda buundo weyn ee magaalada Baladweyne.
Hoos ka dhageyso: warbixin ku saabsan